Home / WARARKA / Dhageyso:-Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug oo iclaamiayay Shir Muhiim ah

Dhageyso:-Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug oo iclaamiayay Shir Muhiim ah

Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboedka Galmudug maxamed cabdi xaashi Carabeey, ayaa waxa uu ka warbixiyay Shir weyne ka dhacaya Dagmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud kaasi oo ay yeelanayaan Shacabka ku dhaqan Magaalada Cadaado iyo sidoo kale shacab Ku Nool Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Dhanka kale Madaxweyne ku Xigeenka ayaa hoosta ka xariiqay in Shir Weynahani ay diirada laga saari doono dhamman dhibaatooyin ka jira Deegaanada Galmudug sidii shacabka oo is kaa shanaya ay Arrimahaasi u gu hor tagi lahaayeen iyo in shirka laga soo saaro qodoo muhiim islamarkaana Sacabka laga doonay in ay dhaqangaliyaa si loo helo xal waaro loo gaaro arrimaha ka Jira Degaanada Maamulka Galmudug.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan