Home / WARARKA / Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Edeeyn Kulul dusha looga tuuray

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Edeeyn Kulul dusha looga tuuray

Gudomiyaha Magaalada marka ee xarunta gobolka shabellada hoose oo la soo Xiriiray warqabadka warbaahinta Danan,ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya maxamed C/laahi farmaajo iyo Abaanduullaha Ciidanka xooga dalka ay ka baxeen ballan qaad ay u sameeyeen Odayaasha ku dhaqan Gobolka Shabellada Hoose.

Maxamed cusmaan Yariisow oo sii wata hadalkiisa ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka ee Magaalada marka ay la xiriireen Madaxweynaha Dalka Maxamed C/laahi farmaajo islamarkaana uu ballan qaad sameeyay Madaxweynaha in dib u heshiisiin dag dag ah uu u sameenayo beelaha walaalaha ee daga Gobolka Shabellada Hoose.

Dhanka kale Gudoomiyaha Magaalada Marka ee xarunta Gobolka shabellada hoose Maxamed Cusmaan Yariisow ayaa ugu baaqay bulsha weynta ku dhaqan Shabellada Hoose in is Xilqaamaan cid u soo socotana aysan Nasiib xumo waxa uu ku tilmaamay yariisow in madaxweynaha dalka uu ka doortay Shabellada Hoose cadaaado iyo Caabdudwaaq,Sida uu hadalka u dhigay.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan