Home / WARARKA / Dhageyso:-wasiirka Amniga oo ka warbixiyay qaraxyadii iyo Weeraradii Muqdisho

Dhageyso:-wasiirka Amniga oo ka warbixiyay qaraxyadii iyo Weeraradii Muqdisho

In ka badan 20 ruux ayaa ku geeriyootay halka tiro kale oo intaasi ka badan ay ku dhaawacmeen qaraxyadii iyo weeraradii ka dhacay magaalada muqdisho oo qasaaro fara badan ka dhashay.

Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaliya maxamed Abuukar Isloow Ducaale, ayaa ka warbixiyay qasaaraha guud ee ka dhashay weerardii iyo sidoo kale qaraxyadii shalay galinkii dambe ilaa xalay ka dhacay magaalada muqdish gaar ahaan aga,gaarka hotei fiyaad halkaasi lala beegsaday Gaari laga soo booxiyay walaxa qarxa xili goobta ay marayeen dhalinyaro ka soo baxday xeebta liido ay wax yeelo ka soo gaartay si kastaba ha ahaate xarakada alshabaab war qoraal ah oo ay ku soo qoreen barta warkooda ku faafiyaan ayaa waxa ay dusha u riteen masuuliyada weeradii iyo qaraxyadii ka dhacay muqdisho.

hoos ka dhageyso

Riix halkaan