Home / WARARKA / Dhagayso:Warka Habeen Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 22-02-2018

Dhagayso:Warka Habeen Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 22-02-2018

Dhageystayaasheena ku sugan caalamka waxaan idiin soo gudbinaynaa warka Habeen ee Idaacadda Danan Muqdisho Soomaaliya.

Waa Habeen Khaamiis ah Jimco ay soo galeyso taariikhdu tahay 22-02-2018 Waxaana Warka soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah, Maxamed C/Laahi Xasan iyo Yuusuf Maxamed Axmed (Saxafiyare).

Hoos ka Dhageyso Warka

Riix Halkan