Home / WARARKA / Dhageyso:-Xildhibaan Dalxa oo Walaac ka Muujiyay Howlgalka Ciidamada Dowlada ay kawadaan..

Dhageyso:-Xildhibaan Dalxa oo Walaac ka Muujiyay Howlgalka Ciidamada Dowlada ay kawadaan..

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Wareysi gaar ah siyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho sheegay in uu ka walaacsan yahay Howlgalada iyo weerarada ciidamada dowlada somaliya ay ka wadaan Degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Waxa uuna sheegay in wax laga Xumaado ay tahay in Ciidmada Dowlada ay dib uga soo laabtaan deegaanada Iyo dagmooyinka ay kala Wareegaan Al-Shabaab.

Xildhibaan Dalxa ayaa dhica kale xusay in taasi dhibaato weyn ay ku tahay dadka shacabka ah oo ay ugataan Ciidmada,Waxa uuna Xildhibaan Dalka uu hoosta ka xariiqay in Al-shabaab ay dhibaato ugu geysteen soo dhaweyn ay usameeyeen ciidmada dowlada taasina ay ku timid talaabadii ay dib uga laabteen deegaaano ay ka mid tahay bariire .

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan