Home / WARARKA / Dhageyso:Madax ka tirsan Maamulka Galmudug oo lagu Amaanay dib u heshiin ay dhax dhigeen Beelo Soomaaliyeed

Dhageyso:Madax ka tirsan Maamulka Galmudug oo lagu Amaanay dib u heshiin ay dhax dhigeen Beelo Soomaaliyeed

Masuuliyiin ka tirsan maamul goboleedka soomaaliyeed Galmudug ayaa mudooyinkiii dambe waxaa ay ku howlanaayeen heshiisinta beelo diri u dhaxeeyse oo wada dega deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

waxaana masuuliyiinta maamulkaasi ay sheegeen in xal waara laga gaarey arimaha la xiriirey dagaal beeledyada,islamarkaan heshiis la dhax dhigay beelaha walaalaha ah ee ku wada dhaqan halkaasi.

C/laahi Maxamed Bare oo ah gudoomiyaha degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo la hadle warbaahinta Danan ee Magalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka Hadley heshiiska la dhex dhigey beelaha wad dega deegaanadaasi.

Guddoomiyaha oo hadalkiisa siiwata ayaa Waxaa uu na tilmaamey in howlahaasi ay gacan weyn ka geeysteen Hogaamiye ku xigeenka Maamulka galmudug iyo madax Xukuumadda Maamulkaasi Sheek Axmed Shaaki Cali xasan.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan