Home / WARARKA / Deg Deg:Qarax Xooggan oo Goordhaw ka dhacay M/Muqdisho

Deg Deg:Qarax Xooggan oo Goordhaw ka dhacay M/Muqdisho

Qarax Xoogan oo Khasaaro Geystay ayaa goordhaw ka dhacay Mid ka mid ah Degmooyinka Gobolkan Banaadir.

Qaraxa ayaa sida Wararka qaar waxa ay tilmaamayaan in lala eegtay Guddoomiye ku Xigeenka Degmada Hiliwaa ee Gobolkan Banaadir,waxaana la sheegay in qaraxa uu ahaa Miinada Nuuca dhulka lagu aaso,iyadoona Warar kala duwan ay arintaasi ay ka soo baxayaan.

wixi ku soo kordho kala soco radiodanan.net