Dhageyso:-Shacabka Degmada Dharkenley oo ka Cabanaya dhac lagu hayo habeen iyo maalin

Kooxo hubeysan ayaa Habeen iyo Maalinba waxa la sheegay in dhac ka geystaan Xaafadaha qaar ee Degmada Dharkenley ee Gobolkan Banaadir.

Mid ka mid ah Dadka Deganka oo Wareysi gaar ah siiyay Idacaadda Danan ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Cabsi Xoogan ay soo wajahday haddii ay yihiin Shacabka ku dhaqan Degmada Dharekenley ee Gobolka Banaadir,kadib markii ay inta badan ay Kooxaha hubeysan ay ka qataan Shacabka Degmada,waxbaha ay wataan sida Mobellada iyo Agabyada kale ee Muhiimka ah,waxa uuna tilmaamay in ay Maamulka Degmada Dharkenley ay arintaas ay marar badan la wadageen,laakin ilaa iyo hadda aysan waxba ka qaban,dhibaatada ay ka Cabayaan.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan