Deg Deg:-Gaari looga Shakisan yahay Waxyabaha Qarxa oo Gacanta lagu dhigay

War Goordhaw soo gaaray Warqabada Radio Danan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in Gaari Nuuca Carada qaada oo looga shakisan yahay in ay Saaran yihiin Waxyabaha qarxa ayaa Ciidamada Dowladda hadda waxa ay ku hayaan Degaanka Tabeellaha Sheekh Ibraahim ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Ciidamada ayaa la sheegay in ay hakad galiyeen Isku Socdka Dadka iyo Gadiidka,waxana Ciidamada ay Goobta la filaya in ay garaan Ciidanka Miina Baarista kuwaas oo la filayo in ay Baraan Gaariga looga Shakisan yahay in uu Qaraxa saran yahay.

Wixi ku soo kordho kala soco radiodanan.net