Home / WARARKA / Dhageyso:-Feysal Cali Waraabe oo Tageeray Talabadii Ciidamada Soomaaliland ay kula Wareegeen D/ ka tirsan G/Sool

Dhageyso:-Feysal Cali Waraabe oo Tageeray Talabadii Ciidamada Soomaaliland ay kula Wareegeen D/ ka tirsan G/Sool

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Maamulka Soomaaliland Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Talaabada ay qadeen Ciidamada Soomaaliland loo Baahna in ay Mar hore ay qadaan waxa uuna sheegay in degaanka laga qabsaday Ciidamada Puntland ee Tukaraq ay Soomaaliland leedahay.

Dhanka kale Feysal Cali Waraabe ay hoosta ka xariiqay inuu bogaadiyay Talaabada ay ku qabsadeen Ciidamada Soomaaliland Degaankaasi, isagoona sheegay in Puntland ay dhibaato ku heysay Shacabka Soomaaliland,sida u hadalka u dhigay.

Sidoo kale Waxaa uu Dagaalka ka dhacay Gobolka Sool uu ku Edeyay in ay Hurinayaan Madaxweynaha Soomaaailnad iyo Kan Maamulka Puntland.

Maalintii Shalay ayey aheyd Markii Dagaal ay Ciidamada Maamulka Soomaaliland ay kula waregeen Degaano ka tirsan Gobolka Sool.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan