Home / CIYAARAHA / Marcelo oo ka hadlay kulankii barbarha ee celta vigo

Marcelo oo ka hadlay kulankii barbarha ee celta vigo

Marcelo, ayaa sheegay inaysan jirin wax guuldarro ah oo ka soo gaaray Real Madrid, taasoo ka dhigeysa inay si aad ah u xiiseyneyso horyaalka, laakiin waxa ay 16 dhibcood ka danbeeyaan kooxda hogaanka heysa ee Barcelona. Barbaradaan waxaa uu walwal ku noqonayaa taageerada Los Blancos.

“waxeyna ka murugeysan yihiin bandhigii liitay oo ay soo bandhigeen xiddigaha kooxda real “Waxaan isku dayeynaa inaan ka soo baxno isbedelkan, waxaana ka shaqeyneynaa sidii aan sameyn laheyn, laakiin waan “Waan ku faraxsanahay kulankan oo kale,” ayuu yiri marcelo. waxa aan awoodno, ayaan isku daynay karnaa inaan ciyaarno kubad fiican.