Dhagayso:Warka Habeen Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 07-12-2017

0

Dhageystayaasheena ku sugan Daafaha caalamka waxaan idiin soo gudbinaynaa warka Habeen ee Idaacadda Danan Muqdisho Soomaaliya.

Waa Habeen Khaamiis ah Jimco ay soo galeyso taariikhdu tahay 07-12-2017 Waxaana Warka soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah Sucdi Xaaji Maxamed iyo C/Fitaax Maxamed Cismaan.

Hoos ka Dhageyso Warka

Riix Halkan