Dhagayso: Warka Duhur Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 04-12-2017

0

Dhagaystayaasheena ku Nool Daafaha Caalamka waxa aan idiin soo gudbinaynaa warka duhur ee idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho Soomaaliya.

Waa Duhur Isniin ah warka waxa inoo soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah Maxamed C/Laahi Xasan,Sucdi Xaaji Maxamed,iyo Zamzam Maxamed Cali.

Hoos ka Dhageyso Warka

Riix Halkan