Dhagayso: Warka Duhur Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 02-12-2017

0

Dhagaystayaasheena ku Nool Daafaha Caalamka waxa aan idiin soo gudbinaynaa warka duhur ee idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho Soomaaliya.

Waa Duhur Sabti warka waxa inoo soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah Maxamed C/Laahi Xasan, Sucdi Xaaji Maxamed iyo Faarax Ibraahim Yacquub.

Hoos ka Dhageyso Warka

Riix Halkan