Dhageyso:Faah faahin ka soo baxeysa Duqeyn ka dhacay Degaan ka tirsan G/Shabeellaha Hoose

Deegaanka yaaq-bari weyne Ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa saldhig weyn ku leh al-shabaab waxaana lagu waramayaa in saacadihii la soo dhaafay halkaasi laga fuliyay duqeyn Culus oo geysatay Khasaaro iskugu jira Dhimasho iyo dhaawac sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka.

Diyaarado dagaal oo laga leeyahay dalka mareykanka ayaa lagu waramayaa inay fuliyeen duqeyntaasi salaada maqrib eexalay ka dib iyadoona la sheegayo in lalal bar tilmaameedsaday Saldhig ku yaala deegaanka yaaq-bari weyne Ee Gobolka shabeellaha hoose, waxa ayna saraakiil ka tirsan.

Ciidamada dowlada somaliya oo si hoose ula hadlay Danan ay sheegeen in al-shabaab duqeyntaasi looga dilay ilaa iyo 7-xubnood sida lagu helayay wararka hor dhaca ah ee ka soo baxaya Duqeyntaasi.

Ilaa iyo hada al-shabaab kama aysan hadlin duqeyntan lagula bar tilmaameedsaday saldhigan ay ku lahaayeen deegaanka yaaq-bari weyne Ee G/sh hoose balse dowlada somaliya ayaa wada dadaal ay ku dooneytso inay ku soo afjarto guud ahaan al-shabaab.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan