Dhagayso: Warka Duhur Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 14-11-2017

Dhagaystayaasheena ku Nool Daafaha Caalamka waxa aan idiin soo gudbinaynaa warka duhur ee idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho Soomaaliya.

Waa Duhur Talaado warka waxa inoo soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah Faarax Ibraahim Yacquub,Zamzam Maxamed Cali (samiita)iyo Maxamed C/Wahaab Nuur (Abuuja).

Hoos ka Dhageyso Warka

Riix Halkan