Dhagayso:Warka Habeen Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 02-11-2017

Dhageystayaasheena ku sugan Daafaha caalamka waxaan idiin soo gudbinaynaa warka Habeen ee Idaacadda Danan Muqdisho Soomaaliya.

Waa Habeen Khaamiis ah Jimco ay soo galeyso taariikhdu tahay 02-11-2017 Waxaana Warka soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah
C/Fitaax Maxamed Cismaan (Beyska) iyo Maxamed Axmed Mursal (Sacuudi).

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan