Home / WARARKA / Dhageyso:Hogaamiye Axmed Madoobe oo Fariin Muhiim ah u diray Shacabka Soomaaliyeed

Dhageyso:Hogaamiye Axmed Madoobe oo Fariin Muhiim ah u diray Shacabka Soomaaliyeed

Hogaamiyaha Maamul Goboledka Jubbland Axmed Madoobe oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Maanta ay heeystaan fursad taas oo uu ku sheegay in Shacabka ay dhibaato ay ku hayaan Al-Shabaab loona baahan yahay in laga dulqaado oo Dagaal lala galo.

waxa uuna tilmaamay in Shabaabku ay diin ay kula Dagaalamayaan,loona baahan yahay in Culi”mada ,Ganacsata,iyo waliba Waxgaradka ay kacaan si loola Dagaalamo Shabaab.

Dhanka kale Axmed Madoobe ayaa tibaaxay kuwa Ganacsatada ah ee cabsanaya kana wareeganaya dhinaca kale,la tuso in Cid loo tureeynin,waxa uuna Carabka ku dhuftay Milkiilayaasha Hoteelada leh ee Shabaabka ay ku amraan in haddi ay dhiibi wayaan Lacag ay ka duminayaan Hoteeladooda,ayna iska dhacshaan Shabaab,buuskooda ugu tagaan sida uu hadalka u dhigay.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan