Dhagayso Goos Gooska Sheekada cusub ee lamagac baxday Duruufo Aduun iyo Dareen Jacayl

Hal abuurka sheekadan waxa iska leh C/rashiid Maxamed Abuukar (Alifoow Yare), waa isku daba ridkii Liibaan Cabdi Cali (Liibaan Danna)