Dhagayso:- Barnaamijka Macaashka Dunida 21/10/2017

RADIO DANAN:- Dhagaystayaasheena ku nool daafaha caalamka waxa aan idiin soo gudbineynaa Barnaamishka Todobaadlaha ee Macaashka Dunida oo looga hadlo arimaha ganacsiga dalka iyo dibadda.

Caawa waxa barnaamijka si talantaali ah inoogu daadihinaaya wariyaasheena kala ah C/rashiid Maxamed Abuukar (Alifoow Yare) iyo C/qaadir Xasan Baroow waxaana marti ku ah Parfasoor C/Risaaq oo ka faalooda arimaha ganacsiga dunida dhagaysi wacan.

Riix Halkaan