Audio Warar Wararka

Dhageyso:Duqeyn ka dhacday Degmo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe

Sida aynu ka soo xiganay ilo lagu kalsoonyahay waxaa Khasaaro dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay Weerar duqeyn ah oo lala bar tilmaameedsaday Saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Koonfurta Magaalada Jowhar Ee Xaruunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Waxana la sheegay in duqeyntay ay fuliyeen diyarado dagaal islamarkaana lala beegsaday saldhig ay ku sugaanyeen Xubno sar sare oo ka tirsan al-shabaab in kastoo aan la ogeyn halka uu gar sii sanyahay tirsada dhimasho iyo Dhaawac ee ka dhashay Weerarkaasi Waloo lagu waramayo in uu jiro qasaaro lexaad leh.

Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in Xaalad adag ay ku soo goreen dadka ku nool koonfurta Magaalada Jowhar ka dib Weerarkii duqeynta ahaa ee lagu qaaday saldhiga ay ku leeyihiin halkaasi.

Diyaarado dagaal ayaa dhowr mar sidan oo kale waxa ay weerar noocaani oo kala ah ay kaga geysteen dhowr deegaan oo ay ku suganyihiin Al-shabaab.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com