Dhageyso:Sarkaal ka tirsan C/Dowlada oo ka hadlay Iscasilaadii Taliyihii Ciidanka Xoogga

0

Cabdullahi Faarax oo ah Sarkaal ka tirsan Ciidanka DFS oo waraysi uu siiyay Idaacada Danan ee Muqdisho waxa u so dhaweeyay is casilaadii shalay uu sameeyay Taliyihii Ciidanka Xooga Dalka somaliya Axmed Jimcaale Cirfiid waxa uuna tilaamamay Sarkaalka in sababta u isku casilay Taliayha ay salka ku hasyo Mushaar aan la siin Ciidanka Somaliyed sidaa dartedna uu u naxay SumcadaqarankaSomaliyed sida u tilmaamay Cabdullahi Faaarax.

Dhanka kale waxa Sarkaalka ayaa hoosta ka xariiqay in wali at taagan tahay dhibaatadii uu Isku Casilay Taliyihii hore,islamarkaana ilaa iyo arintaas xal loo helo in waxba aysan is badaleynin sida uu hadalka u dhigay.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan

NO COMMENTS