Audio Warar Wararka

Dhagyeso:Hay’da Somali Hopeline for civil society forum soo gebagebeysay towbar iyo wacygelin ku aadan xaqa barakacayaasha ay u leeyihiin dhul, guryo iyo hanta.Daawo Sawirada

Hay`adda Somali Hope line For Civil Socioty Forum ayaa maanta waxay ku dhowaad 100 qoys oo ka kooban bulshada qeebaheeda kala duwan waxay tababar u soo gaba gabeeysay Siminaar umdo usocday.

Waxaana tababarkaas Bixinayay Mas`uuliyiin uu ka mid yahay Cabdi Qaadir Sheekh cabdi wahaab oo ah madaxda hayadda.

waxaana uu Masuulkan uu sheegay in tababarka ay ugu goleeyihiin in lagu wacya galiyo Barakacayaasha cidda ay ku leeyihiin dib udejin iyo ka war hayntooda.

Qaar kamid ah Barakacayaasha ayaa waxay iyana shegeen in ay wax badan ka faa,iideen tababarka.

Hay`adda ayaa waxay wax badan ka shaqeysaa wac yagalinta shacabka tabaaleysan ee Barakacayaasha ah

Waxaana ka soo geyb galay Barakacayaasha, dhilinyarada, haweenka, odayaasha, xubno ka socdey dowlada dhexe, ururada bulshada rayidka ah iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada.
Inta uu socdey ka qeyb galayaasha waxa ay wax badan ka barteen dhibka heysta barakacayaasha iyo sida ay ula dhaqmaan dadkan.
1) Dadka muumula kaamamka
2) Dowladda
3) Hay’adaha samafalayaalka
4) Dadka kale ee lagu soo dul degay
5) Dadka dhulka iska leh
6) Odayaasha IWM
Ugu dambey hay’ada ayaa bulshada ka wacya gelisay sida fiican ee loola dhaqmi karo barakacayaasha.
Hoos ka dhagayso

Riix halkan[audio http://radiodanan.net/wp-content/uploads/2017/10/Hayadda-Somali-Hope-line-for-civil-socioty-forum-ok.mp3]

  
Hay`adda Somali Hope line for civil socioty forum ok

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com