Warar Wararka

Dhagayso:- Gawaari weli ku xaniban Koonfurta Magaalada Gaalkacyo

RADIO DANAN:- Xasan Faarax Kaarshe taliyaha guud ee ciidamada daraawiishta ee Maamulka Galmudug oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan gawaari ku xaniban koon furta Magaalada Gaalkacyto.

Taliyaha ayaa sheegay in wadayaasha gawaaridaasi ay ka dhega adeegeen in ay bixiyaan lacagihii canshuuraadka ah ee laga rabay sababtaasina loo xanibay.

Hoos ka dhagayso Wareysiga.

Riix Halkaan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com