Warar Wararka

Dhagayso:- Fatahaado hor leh oo uu sameeyay Webiga Shabeelle

RADIO DANAN:- Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in in ay sii siyaadeyso fatahaadaha uu sameenayo wabiga Shabeelle.

Mid kamid ah dadka ku nool goobaha ay fatahaaduhu saameeyeen oo wareysi gaar ah siiyaya Idaacadda Danan ee Magalada Muqdisho ayaa sheegay in fatahaadaha ay saameyn balaaran ku yeelatay islamarkaana ay biyuhu ugu soo galeen guryahooda.

Dhanka kale waxa uu sheegay in ilaa waqtigan aysan jirin cid u gar gaartaya dadkaasi ay fatahaadu saameysay isaga oo sheegay in dadkaas ay u baahan yihiin gar gaar deg deg ah.

Riix Halkaan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com