Warar Wararka

Akhriso:War-Murtiyeedka soo baxay Shirkii ka socday Magaalada Kismaayo

Shirkii ka socday Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose,ee u dhaxeeyay Madaxda Maamul Goboledyada Dalka ka Jira ayaa Maanta lagu soo gabagabeeyay waxana ay ka soo sareen illaa iyo 16 Qodob oo ay isku afgarteen in uu tahay arinta Xalka lagu gaari karo.

Hoos ka Akhriso War-Murtiyeedka Shirka

 

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com