Warar Wararka

MUQDISHO:- Howlgallo laga sameeyay Degmooyinka qaar

RADIO DANAN:- Ciidamo ka tirsan dowlada somaliya ayaa xalay waxa ay howlgalo Cuslus ay ka sameeyeen xaafado badan oo hoostaga dagmooyinka dayniile iyo wartanabad Ee G/banddir .

Sid ay sheegeen qaar ka mid ah dadka ku nool labadaasi dagmo ciidmada ayaa xalay gacanta ku dhigay dhalinyaro badan kuwaasi oo baaritaano lagula sameeyay goob barxado ah waloo ciidamada dowlada ay wateen qaar ka mid ah dhalinyadii howlgalada lagu qab qabtay.

Kuwaasi oo lagu tuhunsanyhay inay la shaqeeyaan al shabaab waxaana la tilmaamay in howlgalka la soo afjaray lexdii saac ee xalay.

Ilaa iyo hada haydaha amniga dowlads omaliya kama aysan hadlin howlgalkan ciidamada dowlada somaliya ay ka sameeyeen dagmooyin wartanabada iyo dayniile.

E-mail:- Dananfm@gmail.com

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com