Shirkii ka socday Magaalada Kismaayo oo Goordhaw la soo gabagabeeyay

0

Waxa Goordhaw Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose,lagu soo gabagabeeyay Shirkii Madaxda Maamul Goboledyada Dalka uGu socday Muda Saddaxda Maalin hayed,Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Jubbaland.

Shirkaan ayaa waxa ka soo qeyb galay Shanta Madaxweyne ee Maamul Goboledyada Dalka ka Jira,waxa ayna Shirkaas uGu hadlayeen sidii Khilaafka ka dhexjira Dowlada dhexee iyo Madaxda Maamul Goboledyada Loo xalin laha,waxana Dood dheer kadib ay isla gareen arrimo badan oo Xal arintaas looga gaari karo,

Goordhaw filo War-murtiyeedka ka soo baxay Shirkaas.

kalana soco Radiodanan.net

NO COMMENTS