Audio Warar Wararka

Dhageyso:Shirka kismaayo oo lagu tilmaamay mid lagu hagar daaminayo dowladanimada Soomaaliya

Xildhibaan duraan Cali Fareey oo la hadlay Danan ayaa si weyn udhaliilay shirka kismaayo ka socda ee u dhaxeeyay madaxda Maamulada Dalka somaliya ka jira,waxa uuna si toos ah uu suheegay inuusan shirkaasi quseyn M/mulka Galmudug islamar ahaantaana wixii ka soo baxa aysan qaadan dooni.

Duraan Cali fareey Xildhibaankan ka tirsan Galmudug oo sii hadlayay ayaa shirkaasi ku tilmaamay mid wax loogu dhimayo midnimada umadda somaliyeed iyo kan qaranka.

Dhanka kale xildhibaan duraan ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay talaabada uu qaaday hogaamiyaha maamulka Jublanad axmed madoobe asga oo sheegay in axmed uu u aqoonsanaa shqasi jecel dalka iyo dadka laakin hada Xildhibaanada Galmudug ay u arkaan mid utafa xeetay bur-burinta GGalmudug.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com