Audio Warar Wararka

Dhageyso:Hogaamiyaha Jubbaland oo ka warbixiyay Shirka Magaalada Kismaayo ka furmay

Magaalada kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa Xalay ka furmay shir hor-dhac u ahaa mid kale oo lagu wado inuu si rasmi ah Maanta udhaco.

Axmed maxamed islaam axmed madoobe oo shirkaasi ka hadlayaa ayaa taabtay shirkaasi muhiimada uu uleeyahay guud ahaan shacabka somaliyeed asaga oo dhanka kale fariin udiray madaxda dowlada Somaliya.

Hogaamiyaha Jubbaland ayaa Carabka ku dhuftay in Shirkaan oo Muhiim at Umadda Soomaaliyeed,islamarkaana raja weyn uu qabo in Xal laga gaaro Arrimaha Siyasadeed ka Jira Dalka.

Si kastaba ha haate waxa Xusid mudan in Shirkaan uu udhaxeeyaa Madaxda Maamul Goboleedyada ka jira dalka sida Maamulka Koonfur Galbeed Hir-shabeelle Puntland Galmudug oo madaxdoodii xilka laga qaaday iyo Jubaland oo marta gelisay shirkaasi.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com