Dhagayso:Warka Habeen Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 08-10-2017

0

Dhageystayaasheena ku sugan Daafaha caalamka waxaan idiin soo gudbinaynaa warka Habeen ee Idaacadda Danan Muqdisho Soomaaliya.

Waa Habeen Axad ah Isniin ay soo galeyso taariikhdu tahay 08-10-2017 Waxaana Warka soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah C/Rashiid Maxamed Abuukar (Alifow Yare) iyo Maxamed Axmed Mursal (Sacuudi).

Waxa Farsameynaya Ayuuba Xasan Faarax

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan

NO COMMENTS