Audio Warar Wararka

Dhageyso:Ganacsatada Degaanada Puntland oo Digniin Culus loo diray

Wasiirka Maaliyada Maamulk goboleedka puntland C/laahi gaarshe dhaqaaje ayaa kulan waxa uu la yeeshey Ganacsatada deegaanada uu maamulo hogaamiye C/Weli Gaas.

Wasiirka ayaa Ganacsatada kala hadlay arinta lacagta shilinka Soomaaliga,waxa uuna ku amray in lacagta ay qaataan, islamarkaana waxa uu Carabka uu ku dhuftay in Lacagta shillinka Somaaliga ah aysan marnaba diidi Karin.

Waxa hoosta ka xariiqay in Cidda looga baahanyahay in sharafta lacagti soo celiso ay tahay Ganacsatada.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil