Audio Warar Wararka

Dhageyso:Maamul Goboledkii ugu horeeyay oo soo dhaweeyay Talaabo ay qaaday Dowlada Soomaaliya

Dhawaan ayaa Dowlada Soomaaliya waxa ay Dowlada Itoobiya, u gacan gilsay C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhgax oo ka tirsana Kooxda ONLF,islamarkaana ay Dowlada sheegtay in Kooxda ONLF ay tahay Koox Argagaxiso ah,ayna Dowlada Soomaaliya aqbali doonin in Ruux dhibaato badan soo geystay in Dalka uu sii joogo.

Markii uGu horeeysay ayaa waxa arintaas ka hadlay Maamulka Puntland,Wasiirka Dowlaha Madaxtooyada Puntland una qaalbilsan Xirirka Gobollada,Bahiir C/Raxmaan Xaaji Gurxan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Dowlada Puntland ay ku raacsan tahay Mooqifkii Dowlada Soomaaliya ay qadatay ee ahaa in Dowladda Itoobiya ay u gacan galisay Itoobiya.

Wasiirka ayaa dhinaca kale sheegay in wax wanaagsen in la buun buuniyo arimahaas,islamarkaana waxa uu tilmaamay in Dowlado badan oo ay ka mid tahay Itoobiya ay Ciidamo u soo direen Soomaaliya si ay u Cawiyaan Dowlada Soomaaliya.

waxa uuna Hoosta ka xariiqay Wasiir Dowlaha in Dowlada Cusub ee Madaxweyne Farmaajo dhibida Qalbi Dhagax ee Dowlada Itoobiya ay u gacan gilisay ay tahay Tilaabo horay ay Dowlada Soomaaliya u qaaday sida uu hadalka u dhigay.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil