Audio Warar Wararka

Dhageyso:Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare oo War Cusub ka soo yeeray

Maalinti shalay ayey aheyd Markii Buuq iyo Sawaxan uu hareeyay Kulankii ay la hayeen Golaha Aqalka Sare ee Dalka,waxana ajandaha uGu weyna ee horyaalay Shalay u ahaa arinti Qalbi Dhax ee Dowlada Soomaaliya uGu dhiibtay Dowlada Itoobiya,Buuq iyo Dood adan ka dib ayaa Xildhibaanada waxa ay ku adkeesteen in Dib loo Celiyo Ajandaha looga doodi laha Arinta C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax.

Sanater ka tirsan Golaha Aqalka Sare oo la hadlay Danan ayaa sheegay in Madax badan oo ka tirsan Dowlada iyo sidoo kale Maamul Gobaledyada Dalka ay u hanjabeen Xildhibaanada arimahas ku howlan sida uu hadalka u dhigay.

Sanater-ka oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in Bareeshar Culus la saaray Xildhibaanada Aqalka Sare,islamarkaana waxa uu tilmaamay in Xildhibaanada markii hore ay ku dhaarteen in Xilka loo Idmaday ay sida sharciga wafaqsan ay u qaban donaan laakin dhibaato badan ay soo wajahday.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil