Warar Wararka

Akhriso:R/Wasaare Kheyre oo Masuul Cusub Magacaabay

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka.

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay xilkaan Mudane Eng. Saadiq C/laahi Cabdi maanta oo taariikhdu tahay 22-ka Bishaan Agoosto 2017-ka.

Xilkaan ayaa banaanaa in muda ah ka dib markii la dilay Wasiirkii Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dibu dhiska Cabaas Sheekh Siraaji.

Mudane Eng. Saadiq C/laahi Cabdi Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dibu dhiska ee Xukumadda Soomaaliya ka mid noqoya Wasiiradda R/Wasaare Xasan Cali Khayre Waxaana horyaala Shaqooyin Muhiima oo qeyb ka ah horumarinta Dalka.

Hoos ka Akhirso Degreetada

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil