Warar Wararka

JOWHAR: Madaxweynihii Hirshabeelle Oo Xilka Laga Qaaday

RADIO DANAN: Waxa saacado ka hor xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ay Kalsoonida kala noqdeen Madaxweynihii Maamulka Hirshabelle Cali Cabdillaahi Cusuble.

68 Xildhibaan oo ka tirsan xildhibaanada ayaa u codeeyay in kalsoonida lagala noqdo madaxweynaha halka 6 xildhibaan ay ka aamuseen waxaana diiday 2 xildhibaan.

Madaxweynaha Maamulka Hirshshabeelle ayaan weli ka hadlin xil ka qaadista lagu sameeyay lama oga in uu u hogaansami dooni iyo in uu qaadici doono talaabada ay qaadeen xildhibaanada Maamulka Hirshabeelle.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil