Warar Wararka

MUQDISHO: Afhayeenka Ciidamada Xoogga Dalka Oo La Magacaabay

RADIO DANAN: Wareegto ka soo baxday xafiiska taliyaha Ciidamada Xoogga dalka ayaa lagu magacaabay afhayeenka Ciidamada Xoogga Dalka.

Wareegtadan ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas Axmed Jimcaale Geedi ayaa loogu Magacaabay Afhayeenka Ciidamada Xoogga Dalka Dhamme C/laahi Iimaan Ceynte oo ahaa agaasimihii guud ee Idaacadda codka Ciidamada qalabka Sida.

Wareegtadan ayaa kasoo baxday xafiiska taliyaha maalmo kahor hayeeshee maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 14/08/2017 saacado kahor ayaa loo soo bandhigay Sxaafadda.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil