Warar Wararka

Sacuudiga Oo Lagu Eedeeyay In Ay Xiriir La Leedahay Argagaxisada

RADIO DANAN: Boqortooyada sacuudi carabiya ayaa la sheegay in ay si hoosaad ah ula xiriirtay mintidiinta Dhaalibaan ee ka dagaalanta gudaha dalka Afgaanistaan sida aynu kadoo xiganay wargeyska ka faalooda arimaha bariga dhexe ee MEE.

Cabdullaahi Anas oo kamid ah ururka ololaha nabadda ee dalkaasi Afgaanistaan ayaa u sheegay MEE in ay heleen xog ku aadan in sacuudiga uj marti geliyay xubno katirsan ururka dhaalibaan.

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa dowladda Qatar ku eedeysay in ay xiriir la leedahay kooxaha argagaxisada hayeeshee wararkan soo baxaya ayaa amakaag ku abuuray indhaha caalamka

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil