Warar Wararka

KENYA: Uhuru Oo Gacan Saar La Yeelanaya Raila

RADIO DANAN: Madaxweynaha ku guuleystay doorashada ka dhacday dalka Kenya mr Uhuru Krnyatta ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay in uu la fal gali doono mucaaradka.

Kenyatta ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in ay talo wadaaag noqdaayn xisbigiisa Jubilee xisbiga mucaaradka ee uu hogaamiyo ninka laga guuleystay ee Mr Raila Amoo Odinga.

Weli dalka Kenya waxa ka jira rabshado iyo dibad baxyo waaweyn oo looga soo horjeedo natiijada doorashada ee jimcihii lagu dhawaaqay.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil