Warar Wararka

GAARISA: Ballan Qaad Loo Sameeyay Dadkii Hantidooda La Gubay

RADIO DANAN: Cali bunoow Qorane gudoomiyaha cusub ee Magaalada Gaarisa ayaa u ballan qaaday shacabka magaalada Gaarisa ee hantidooda kubwaayay rabshadihii ka dhacay magaaladaasi uu maamulkiisa garab istaagi doono.

Gudoomiyaha cusub ee Gaarisa Cali Bunoow Qorane waxa uu sheegay in isaga uusan weli xafiiska la wareegin hadii uu xafiiska la wareegana uu waxbadan u qaban doono shacabka magaalada Gaarisa.

Rabsahadihii ka dhacay dalka Kenya gaar ahaan magaaalada Gaarisa ayaa waxa lagu gubay hanti fara badan oo ay lahaayeen shacabka reer gaarisa waxaana gudolmiyaha cusub uu sheegay in hantidooda loo soo celin doono.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil