Warar Wararka

MUQDISHO: Xukuumada Oo Ballan Qaaday In La Shaqaalaysiin Doono Kumanaan Dhalinyara Ah

RADIO DANAN: Munaasabad lagu maamuusayay 12 agust oo ah maalinka dhalinyarada aduunka oo ay ka qayb galeen Ra’iisul wasaaraha XS mudan xasan Cali Kheyre, wasiiro iyo mas’ uuliyiin katirsan DFS ayaa xalay ka dhacday magaalada muqdisho.

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa sheegay in gudoomiyaha gobolka Banaadir uu amri doono todobaadkan gudihiia in uu shaqaaleysiiyo 1000 dhalinyara ah.

Ballan qaadka Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale qeyb ka ah in lagaarsiin doono maamul goboleedyada dalka sida uu sheegay Ra’iisul wasaaraha.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil