Audio Warar Wararka

Dhagayso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Maanta Furay Wado Muhiim Ah

RADIO DANAN: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa saakay dib u furay wadada shaqaalaha ee garab marta hey’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya {Imigrationka}.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ka codsaday shacabka muqdishaawiyiinta in ay ka caawiyaan sugida amniga iyo nadaafadda isaga oo sheegay in wadadaasi dhismaheeda la dhameyn doono.

Hoos ka dhageyso hadalka gudoomiyaha gobolka.

Riix Halkaan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil