Audio Warar Wararka

Dhagayso: Wasiirka Amniga DFS Oo Ka Hadlay Furitaanka Wadada Shaqaalaha

RADIO DANAN: Wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ducaalle oo ka hadlaayay furitaanka wadada shaqaalaha ee garab marta Imigrationka Soomaaliya ayaa sheegay in ay wax badan u tari doonto shacabka Soomaaliyeed.

Dhanka kale wasiirka Amniga ayaa ugu mahad celiyay maamulka Gobolka Banaadir shaqada adag ee ay hayaan waxa uuna sheegay in xukuumadda ay ka go’antahay furitaanka wadooyin kale oo waqtigan xiran sabab walba oo ay u xirantahayna la furi doono.

Hoos ka dhagayso khudbadda wasiirka.

Riix Halkaan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil