Audio Warar Wararka

Dhagayso: Wasiirka Arimaha Dibadda Oo Fariin U Diray Safaaradaha Soomaaliyeed

RADIO DANAN: Wasiirka arimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in safaaradda wadamada caalamka ugu furan dalka uusan arimahooda hoose faraha la geli garin qaanuun ahaana ay khalad tahay.

Sidoo kale wasiirka ayaa fariin u diray safaaradaha Soomaalia ay ku leedahay dalka dibadiisa in aysan ka shaqeyn arimo sharci darra ah sida tahriibinta IWM cidii ay kusoo cadaatana ay talaabo adag ka qaadi doonaan.

Hoos ka dhageyso hadlak Wasiirka.

Riix Halkaan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com