Warar Wararka

MUQDISHO: DEG-DEG: Qarax Hadda Ka Dhacay Wadada Maka Al-Mukarrama

RADIO DANAN: Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qarxiyay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lasoo dhigay meel u dhow Hotelka Maka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho sida uu inoo xaqiijiyay qof goob jooge ah.

shaqsigii watay gaariga ayaa baxsaday inta uusan qaraxa dhicin.

Qaraxa ayaa ahaa mid aad u weyn oo laga wada maqlay badi xaafadaha Magaalada Muqdisho.

Xaalada ayaa hadda Kacsan waxaana la maqlayaa rasaas ay furayaan ciidamo katirsan dowladda federaalka Soomaaliya.

Wixii ku soo kordha qaraxaasi kala soco Radiodanan.net.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil