Warar Wararka

DEG-DEG: Israsaaseyn Ka Socota Degmada Wanlaweyn

RADIO DANAN: Sida aynu ku heleyno warar deg-deg ah oo naga soo gaarayo Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ay halkaasi hadda ka socoto is rasaaseyn xoogan oo u dhaxeysa Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamadan ka wada tirsan Dowladda ee ku dagaalamaya degmada wanlaweyn ay dabkooda hurinayaan beelo ay kasoo kala jeedaan.

Xaalada ayaa hadda sii xumaaneysa waxaana laga cabsi qabaa in degnmada Wanlaweyn uu ka bilowdo dagaal beeleed kaas oo ay ka digeen odiyaasha degmada Wanlaweyn.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com