Warar Wararka

MUQDISHO: Shacabka Oo Soo Dhaweeyay Barnaamij Uu Soo Bandhigay Maamulka Gobolka Banaadir

RADIO DANAN: Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay Barnaamijka hab xisaabeedka dhaqaaha gobolka Banadir ee uu shalay soo bandhigay maamulka Gobolka Banaadir.

Aragti ay ka aruurisay shacabka Muqdisho ayay ku ogaatay Idaacadda Danan in ay 90% ku faraxsanyihiin barnaamishkan cusub.

Dhanka kale gudoomiyaha gobolka Banaadir Midane Thaabit Cabdi Maxamed oo bartiisa Twitterka kusoo bandhigay barnaamijkan ayaa waxa aad usoo dhaqeeyay oo fikradahooda kasoo dhiibtay dad badan oo Sooomaali ah kuwaas oo qoraalkooda ku sheegay in ay ku faraxsanyihiin.

Hoos ka eeg Coomentayada shacabka kasoo fikir dhiibtay barnaamujka uu thaabit kusoo bandhigay Twitterka.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil