Audio Warar Wararka

Dhagayso: Maxaa Iska Bedelay Xaalada Dalka Kenya?

RADIO DANAN: Waxa hadda degan xaalada Magaalada Nairobi ee dalkaasi Kenya halkaas oo saacadihii la soo dhaafay ay ka socdeen banaan baxyo waaweyn oo ay mucaaradka dhigayeen kaas oo looga soo horjeedo natiijadii hordhaca ahayd ee ka soo baxday doorashada Madaxtinimo ee dalkaasi.

Tirinta codadka ayaa weli soconaysa waxaana codadki la tiriyay si hordhaca ah ay u muujinayaan in uu ku sareeyo hogaamiyaha xisbiga talada haya ee Jubilee Mr: Uhuru Kenyatta.

Wariyaheena Careys Cismaan Cabdillaahi oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalkaasi Kenya ayaa goor dhow nooga warbixiyay sida ay xaaladu tahay isaga oo sheegay in Policeku ay kala eryrrn dadkii isku soo baxay ammaankana la adkeeyay.

Hoos ka dhageyso Careys oo inoo waramay.

Riix Halkaan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil