Warar Wararka

MUQDISHO: Baarlamaanka Oo Ansixiyay Sharcigii Isgaarsiinta

RADIO DANAN: Xildhibaanada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay heer hoosaad lagu hagayo isgaarsiinta dalka oo ay soo saareen golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya.

Sharcigan ayaa noqon doona mid lagu hagi doono isgaarsiinta ka howlgasha guud ahaan gobolada dalka waxaana in mudda ah sharcigan ku gacan seeray in ay ansixiyaan baarlamaanadii hore.

sharcigan ayaa ka hor imaan doono shirkadaha isgaarsiinta dalka kuwaas oo aan hadda ku dhaqmin wax sharci ah.

Qodobada sharciga la ansixiyay oo faah faahsan waxa aan idinku soo gudbinaynaa Radiodanan.net.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil