Warar Wararka

KENYA: Taageerayaasha Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Oo Taayaro Gubaya

RADIO DANAN: Wararkii ugu danbeeyay ee aynu ka heleyno dalkaasi Kenya ayaa sheegay in ay xaaladu sii xumaaneyo kadib markii taageerayaasha Odinga ay ka caroodeen natiijada hordhaca ah ee ka soo baxday doorashada madaxweynenimo ee dalkaasi Kenya.

TV-ga Citizen ayaa si Live ah u tabinaya taageerayaasha hogaamiyaha xisbiga mucaaradka oo tuuryeenaya xarumaha dowladda iyaga oo Taayaro ku gubaya wadooyinka.

dhigiisa Raila odinga oo taageerayaashiisa la hadlay ayaa amray in ayisku soo baxaan isaga oo qaadacaynatiijada hordhaca.

Xaalada ayaa sii xumaaneysa waxaana dadka gorfeeya siyaasadda Kenya ay sheegayaan in ay macquul tahay in ay dhacaan wax kadaran wixii dhacay 10 sano kahor markaas oo ay doorasho dalkaasi ka dhacday.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com